A copper IUD waa qaabka ka hortaga uurka.
Copper IUD waa tuumbo caaga ah oo u samaysan qaabka T.

Waxay uga hortagtaa uurka 2 qaab:

Copper IUD

Sidee copper IUD u shaqaysaa?

Dhakhtarka, ummuliso ama dhakhtarka haweenka waxa uu geliyaa copper IUD ilma galeenka haweenayda muddada 12 maalmood ee u horaysa wareegeeda. Waxay noqon kartaa mid xanuun badan, markaas waxaa lagu siin kara xanuun baabiiye.

Copper IUD waxa uu shaqeeyaa 5 ilaa 10 sanadood. Wakhtigaa ka dib waxay u buuhantahay in la beddelo.

Marka IUD la geliyo, 2 dun oo gaaban ayaa lagaga tagaa dibada makaanka. Waxay si qoto dheer ugu jiraan siilka, halka aad dareemi karto. Tan macnaheedu waxa weeya waxaad had iyo jeer hubisaa in IUD weli ay meesha ku jirto.

Sharaxa misigta haweenayda: 1. copper IUD 2, ilma galeenka, 3. siilka, 4. futada iyo 5. xididka kaadida.
Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.
Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.
Copper IUD waxaa la geliyaa gudaha ilma galeenka. 2 dun oo gaaban ayaa lagaga tagaa dibada ilma galeenka. Hoos ayay siilka ugu jiraan.
Copper IUD waxaa la geliyaa gudaha ilma galeenka. 2 dun oo gaaban ayaa lagaga tagaa dibada ilma galeenka. Hoos ayay siilka ugu jiraan.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Copper IUD aad ayaa la isugu halayn karaa haddii si sax ah loo isticmaalo.

Si xad dhaaf ah la isuguma halayn karo

Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah

Copper IUD kama koobna hormoono.

Copper IUD kaama dhigo mid ka rimid yar. Haddii aad doonayso inaad uuraysato, IUD ayaa lagaa saarayaa.

Muddoyinkaga caadada dhiiga waxa uu noqon karaa mid ka culays yar oo ka xanuun badan.

Ma jirto ka hortagta STI iyo HIV.

Copper IUD kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Qiimaha copper IUD

Dhakhtar ama ummuliso ayaa gelin kara copper IUD laga bilaabo€47 ilaa € 120. Iyaddoo ku xidhan summada, waa inaad ku noqotaa dhakhtarka ama ummulisada ka dib 5 ilaa 10 sanadood si aad u hesho copper IUD cusub.

Ilaa da'da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadka. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da'da 21, ka hortaga uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.

Waa maxay qiimaheedu?

Het koperspiraal is een anticonceptiemiddel
Het koperspiraal is een T-vormig plastic buisje met een koperdraad er om heen. 

Het koperspiraal voorkomt een zwangerschap op 2 manieren:

Koperspiraal

Hoe werkt het koperspiraal?

Een dokter, verloskundige of gynaecoloog plaatst het koperspiraal in uw baarmoeder, gewoonlijk in de eerste 12 dagen van uw cyclus. Omdat dit pijnlijk kan zijn, krijgt u soms pijnstillers.

Het koperspiraal werkt 5 tot 10 jaar. Daarna moet het worden vervangen.

Wanneer het spiraal is ingebracht, blijven 2 draadjes uit de baarmoeder steken. Ze zitten diep in de vagina, waar u ze zelf kan voelen. Zo kunt u controleren of het spiraal nog op zijn plaats zit.

Detail van het bekken van de vrouw: 1. koperspiraal, 2. baarmoeder, 3. vagina, 4. anus en 5. plasgaatje.
Vrouw rechtopstaand. De focus ligt op de inwendige geslachtsdelen.
Vrouw rechtopstaand. De focus ligt op de inwendige geslachtsdelen.
Koperspiraal ingebracht in de baarmoeder. 2 draadjes steken uit de baarmoeder. Ze zitten diep in de vagina.
Koperspiraal ingebracht in de baarmoeder. 2 draadjes steken uit de baarmoeder. Ze zitten diep in de vagina.

Zeer betrouwbaar

Het koperspiraal is zeer betrouwbaar als het correct wordt gebruikt. 

Zeer betrouwbaar

Geen invloed op uw gezondheid

Het koperspiraal bevat geen hormonen.

U wordt niet minder vruchtbaar van het koperspiraal. Wanneer u zwanger wil worden, laat het spiraal gewoon verwijderen.   

Uw menstruatie kan iets heviger en pijnlijker worden.

Geen bescherming tegen soa's en hiv

Het koperspiraal beschermt u niet tegen soa’s en hiv. Alleen een condoom kan u beschermen.

Condoom

Prijs van het koperspiraal

Een huisarts, verloskundige of gynaecoloog kan een koperspiraal plaatsen voor ongeveer € 47 tot € 129. Na 5 tot 10 jaar, afhankelijk van het merk, moet u naar de dokter teruggaan voor een nieuw koperspiraal.

Tot 21 jaar wordt de meeste anticonceptie vergoed. U moet dan wel uw  eigen risico hebben opgemaakt. Check uw vergoeding bij uw zorgverzekeraar. Vanaf 21 jaar wordt anticonceptie alleen vergoed als u een aanvullende verzekering voor anticonceptie heeft.  

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh