Jidhka haweenay kasta waxa uu u eegyahay mid kala duwan. Ma jiraan sharciyo waxa jidhka haweenaydu u eekaan karo. Jidhadhku way kala duwanaan karaan, tusaale ahaan:

Jidhadhka haweenka ee kala duwan: jidhka haweenay kastaa waxa uu u eegyahay mid kala duwan.

Haweenka qaar waxay xiiraan timaha shicrada ama timaha jidhka, kuwa kale ma laha. Tani waa doorashada.

Qaabka jidhku aanu muhiim u ahayn qaabka ay u shaqayso.

Het lichaam van elke vrouw is anders. Er zijn geen regels over hoe een vrouwenlichaam eruit moet zien. Het kan verschillen in, bijvoorbeeld: 

  • huidskleur;
  • algemene vorm;
  • borsten;
  • gewicht;
  • lengte;
  • vulva;
  • hoeveelheid en kleur van schaamhaar en lichaamsbeharing. 
Verschillende vrouwenlichamen: het lichaam van elke vrouw is anders.

Sommige vrouwen scheren hun schaamhaar en lichaamsbeharing, andere niet. Dit is een keuze

Hoe het lichaam eruitziet heeft geen invloed op de manier waarop het werkt.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh