Way wanaagsan tahay in la sugo galmada ilaa aad dareento xanuun badan mooyee. Miyaad leedahay dilaacis ama maqaarka u dhexeeya siilkaaga iyo futada (meesha u dhexaysa dabada iyo farhiga) oo dilaacay muddadii ummulida? Tani waa qaabka ugu wanaagsan ee lagu sugu ilaa nabarka uu si wanaagsan u bogsaday. Dhakhtarku waxa uu ku siin karaa talo.

Ka feejignow marka aad samayso galmo wakhtiga ugu horaysa ka dib ummulida. Si aayar ah oo degen u qaado.

Sidii lamaane waa inaad heshaan dheelitiran cusub oo nolosha ah. Hurdo la'aan, walbahaar iyo caadifad waxay saamayn kartaa noloshaada galmada:

  • Haween badan way daaleen, waxay leeyihiin mid xanuun leh ama siil qalalan iyo naaso xanuun badan. Ma jecla inay galmo sameeyaan (yaraanshaha rabitaanka galmada). Tani waxay sidoo kale la xidhiidhaa naas nuujinta. Xaaladan waxaad isticmaali kartaa marinta xaydh.
  • Raga sidoo kale dhibaato ayaa ka haysata galmada mar labbaad sababtoo ah waxay ka baqanayaan inay waxyeelayn doonaan lamaanahooda.

Noocyada galmada

Galmada way ka badan tahay gelinta. Waxaa jira noocyo kala duwan oo galmo ah. Sidoo kale waxaad kartaa inaad siigaysato, salaaxdo, duugto, ku dhegto ama aad la samayso galmada afka lamaanahaaga.

Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale1: siigaysi
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale1: siigaysi
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 2: salaaxid
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 2: salaaxid
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 3: ku dhegid
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 3: ku dhegid
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 4: galmada afka
Noocyo kala duwan oo galmada ah -tusaale 4: galmada afka

Ka hortagga uurka

Haweenaydu kala soocida waxay rimi kartaa mar labbaad ilaa 3 todobaad ka dib ummulida. Way uuraysan kartaa haddii ay leedahay galmo aan la ilaashanayn, xataa haddii aanay weli yeelan muddada dhiiga caadada, Isticmaal qaabka ka hortagga uurka marka aad galma samaynayso,

Marka la naas nuujinayo, way fiicantahay in la isticmaalo kondhom ama kiniinka yar.

Het beste is om te wachten met geslachtsgemeenschap totdat u geen pijn meer voelt. Heeft u hechtingen? Dan is het beter om te wachten tot die wond volledig genezen is. De verloskundige of gynaecoloog kan u advies geven.

Wees voorzichtig de eerste keer dat u geslachtsgemeenschap heeft na de bevalling. 

Veel stellen moeten een nieuw evenwicht in hun leven zoeken. Slaaptekort, stress en emoties kunnen uw seksleven beïnvloeden:

  • Veel vrouwen zijn moe na de bevalling en hebben een pijnlijke of droge vagina en pijnlijke borsten. Ze hebben geen zin in seks (minder seksueel verlangen). Vaak heeft dit ook met borstvoeding te maken. U kunt dan glijmiddel gebruiken.
  • Ook mannen kunnen het moeilijk hebben om weer seks te hebben omdat ze bang zijn dat ze hun partner pijn zullen doen.

Soorten seks

Seks is meer dan penetratie alleen. Er zijn verschillende soorten seks. U kunt ook masturberen, strelen, masseren, knuffelen en orale seks hebben met uw partner.

Soorten seks - voorbeeld 1: masturbatie
Soorten seks - voorbeeld 1: masturbatie
Soorten seks - voorbeeld 2: strelen
Soorten seks - voorbeeld 2: strelen
Soorten seks - voorbeeld 3: knuffelen
Soorten seks - voorbeeld 3: knuffelen
Soorten seks - voorbeeld 4: orale seks
Soorten seks - voorbeeld 4: orale seks

Anticonceptie

Ongeveer 3 weken na de bevalling is een vrouw opnieuw vruchtbaar. Bij onbeschermde seks kan ze zwanger worden, ook als ze nog geen menstruatie heeft gehad. Gebruik daarom een anticonceptiemiddel. 

Zolang u borstvoeding geeft, gebruikt u het best het condoom, de minipil, het hormoonstaafje of de prikpil gebruiken. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Khabiirka galmada
Waxaad booqan kartaa dhakhtarka galmada wixii caawimo dhibaatooyinka galmada ah. Tan wax kharashka kama bixiso xidhmada caymiska caafimaadka (basisverzekering). Waxaa laga yaabaa in lacagta la magdhabo haddii aad leedahay caymis dheeraad ah.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh