STIyada inta badan ma laha astaamo cad. Had iyo jeer ma arki kartid haddii aad qabto STI. Naftaada ka baadha dhakhtarkaaga guud ama adeeg caafimaadka dad waynaha ee degmadda (GGD) haddii ad doonayso inaad hubsato inaad qabto STI.

Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.

Astaamo

Haddii aad qabto mid ka mid ah astaamaha soo socda waxaad qabi kartaa STI:

Caabuqa Siilka

Astaamaha qaar haweenku leeyihiin (dheecaan sii dayn, cuncunka siilka, gubasho dareen marka la kaajayo) waxaa sababi karo labba caabuqyo fangas leh: fangaska dulinka ama bakteeriyada siilka.

Galmo ahaan ma gudbaan (maaha STI yada) Waxaa loogu yeedhaa caabuqyada siilka.

Waydii dhakhtarkaaga guud wixii talo ah.

Daawaynta STI

Astaamaha STI waxay qorsoomaan addoo weli qaba STI. Weli waxaa du baahan doontaa in lagu daweeyo. Badanka STI yada waa la daweeya ama astaamahooda waa la dawayn karaa.

Caaqibo ahaan dawayn la'aanta STI waxay noqon kartaa inay dhib kaa qabsato uuraysiga (rimis la'aan).

STI yadu waxay sidoo kale yeelan karaan cawaaqib khatar ah oo caafimaadkaaga ah haddii aan la dawayn. Waydii dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadka dad waynaha ee degmadda (GGD) wixii talo ah.

Soa’s hebben dikwijls geen duidelijke symptomen. U ziet niet altijd dat u een soa heeft. Laat u testen door een huisarts of GGD als u zeker wilt weten dat u geen soa heeft. 

Man praat met een zorgverlener.

Symptomen

U heeft misschien een soa als u één van volgende symptomen heeft: 

Vaginale infecties

Bij vrouwen kunnen sommige symptomen (afscheiding, jeukende vagina, branderig gevoel bij het plassen) het gevolg zijn van twee schimmelinfecties: candida of bacteriële vaginose.

Ze zijn niet seksueel overdraagbaar (geen soa’s). Het zijn vaginale infecties

Vraag uw huisarts om advies.

Behandeling van soa's

De symptomen kunnen verdwijnen, terwijl u nog een soa heeft. Behandeling blijft nodig. De meeste soa’s kunnen genezen of de symptomen kunnen worden behandeld. 

Een gevolg van het niet behandelen van een soa kan bijvoorbeeld zijn dat u moeilijk zwanger (onvruchtbaar) kan worden.

Soa’s kunnen ernstige gevolgen hebben voor uw gezondheid als ze niet worden behandeld. De meeste soa’s kunnen genezen of de symptomen kunnen worden behandeld.

Vraag uw huisarts of GGD om advies.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Jouw GGD - Adeegaaga caafimaadka degmada ee dad waynaha
Haddii aad ka yartahay 25 oo aad qabto su'aalo ku saabsan caafimaadka, galmada, jidhkaaga, dareemada, khamrada ama maandooriyaha waxaad ku waydiin kartaa iimayl ama wada sheekaysi qoraal onlayn ah.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh