Daawaynta caafimaadka waxay dawayn kartaa badanka STI ama waxay dawayn kartaa astaamaha. Cawaaqibka suuragalka ah ee STI aan la dawayn waa:

Haweenay la hadlaysa dhakhtar.

Haddii aadan heli daawyan, waxaa dhici karta inaad qaadsiisolamaanahaaga.

Is baadh haddii aad doonayso hubaal ahaan inaadan qabin STI.

Inta degdega ah ee lagu daweeyo, inta yar ee khatarta ah ee cawaaqibka STI noqdo. Haddii aad dawo hore u hesho, badanka STI waa la dawayan karaa ama astaamahu way qarsoomaan, iyaddoonay gaadhin waxyeelo joogta ah caafimaadkaaga.

Medische behandeling kan de meeste soa’s genezen of de symptomen behandelen. Mogelijke gevolgen van een onbehandelde soa zijn: 

Vrouw praat met een dokter.

Als u niet wordt behandeld, kunt u uw partner besmetten.

Laat u testen als u zeker wilt weten dat u geen soa heeft.  

Hoe sneller de behandeling start, hoe minder ernstig de gevolgen zijn van een soa. Als u snel wordt behandeld, kunnen de meeste soa’s genezen of de symptomen kunnen verdwijnen, zonder blijvende gevolgen voor uw gezondheid.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Jouw GGD - Adeegaaga caafimaadka degmada ee dad waynaha
Haddii aad ka yartahay 25 oo aad qabto su'aalo ku saabsan caafimaadka, galmada, jidhkaaga, dareemada, khamrada ama maandooriyaha waxaad ku waydiin kartaa iimayl ama wada sheekaysi qoraal onlayn ah.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh