Ka hortagga uurka

Haweenay kast ama gabadh kasta oo joogta Netherland waxay leedahay xaqa ay ku isticmaasho ka hortagga uurka. Gabdhaha ka yar 18 waa inaanay u sheegin waalidkood haddii ay isticmaalaan kiniinka ka hortagga uurka ama qaab kale oo ka hortagga uurka ah.

Dhakhtarka kaasoo qora ka hortagga uurka waxa uu ku waajibayay sharcigu inuu ixtiraamo wixii ah gaar ahaanshaha kiisa/bukaankeeda. Isaga/ iyadda looma oggolo in la siiyo macluumaad dadka kale wax ku saabsan isticmaalka ka hortagga uurka /bukaankiisa ama keeda xataa haddii bukaanka uu ka yar yahay 18 sanadood da'ah.

Haweenka ilaa da'da 21, ka hortagga uurka waxaa lagu daboolaa xidhmada caadiga ah (basispakket) ee caymiska caafimaadka. Way sameeyaan, si kastaba ha ahaadee, inay bixiyaan qadarka xad dhaafka ah ee caymiskooda (eigen risico) laga bilaabo da'da 18 ilaa iyo ay ku jirto 20. Isla marka haweenaydu noqoto 21, xidhmada caadiga ah aanay in dheeraad ah daboolin ka hortagga uurka. Markaas waxaad go'aan ka gaadhi kartaa inaad bixiso ka hortagga uurka laftaadu ama inaad soo saarto caymis caafimaad oo dheeraad ah. Waxaa jira noocyo kala duwan oo ka hortagga uurka ah oo haweenka ah, sida kiniinka, IUD, xanibaha makaanka iyo shayga wareegsan ee siilkala geliyo. Booqo websaydka adeeg bixiyaaga caymiska si aad u aragto ta ay tahay xaalada ku habboon magdhabida ka hortagga uurka.

Addoo maraya nidaamka daryeelka caafimaad ahaan lama huraanka ah, dhakhtar waxa uu u qori karaa ka hortagga uurka sida kiniinka ka hortagga uurka ama IUD haweenka aan haysan sharciga degenaanshaha.

Kiniinka ka hortagga uurka

Uurka iyo ummulida

Haweenay kasta oo uurleh waxay leedahay xaqa xirfad yaqaanimo ka hor, muddada iyo ka dib ummulida. Qaar ka mid ah adeegyada waa bilaash.

In uur la yeesha si toos ah xaq uguma siiso qof inuu helo deganaanshaha sharciga ah. Waxay tahay, si kastaba ha ahaatee, suuragal in la helo dib u dhigid joogto ah oo ka bixitaanka ah. Si kastab ha ahaatee, laga bilaabo 6 todobaad ummulida ilaa 6 ka dib ummulida haweenaydu waxay xaq u leedahay "dib u dhigida ka bixitaanka". Ka dib u dhigida ka bixitaanka marka la siiyo, haweenaydu waxay xaq u yeelanaysaa hoy iyo taageerada ka timid ururka dhexe ee daryeelka magangalya doontoa (COA). Tan macnaheedu waxa weeye haweenayda waxay helaysaa daryeelka (dhalmada) la xidhiidha oo kharashka daryeelka caafimaadka waa la bixiyaa.

Dhakhtar sita sawirka altarasoonka haweenay uur leh.

Ilmahu waxa uu had iyo jeer helaa sharciga degenaanshaha ee waalidka oo wata sharciga aad ka loogu jecelyahay. Haddii aabbahu uu Dhajyahay ilmahu waxa uu helaa dhalashada Dhajka, haddii aabbahu ilmahu uu aqoonsanyahay.

Hooyadu waxay dhashaa ilma Dhaj ah oo waxay si toos ah u heshaa dhalasho. Waxay codsan kartaa caadiyaynta sharcigeeda dhexda nidaamka dib u midowga qoyska. Haddii aabbahu aqoonsado ilmaha, waxa uu codsan karaa dib u caadiyaynta sharcigiisa degenaanshaha dhexda nidaa la mid ah.

Anticonceptie

Elke vrouw en elk meisje in Nederland heeft het recht om anticonceptie te gebruiken. Meisjes jonger dan 18 hoeven hun ouders niet in te lichten wanneer zij de pil of een ander anticonceptiemiddel gebruiken.

De huisarts die het anticonceptiemiddel voorschrijft, is wettelijk verplicht de privacy van zijn/haar patiënt te respecteren. Hij/zij mag anderen geen informatie geven over het anticonceptiegebruik van zijn/haar patiënt, zelfs niet wanneer de patiënt jonger dan 18 is.

Vrouwen krijgen vanuit het basispakket van hun zorgverzekering een vergoeding voor anticonceptie tot de leeftijd van 20 jaar. Wel betalen zij vanaf hun 18e tot en met het 20e levensjaar het bedrag van eigen risico. Zodra een vrouw 21 wordt, vervalt de vergoeding vanuit het basispakket. U kunt dan besluiten om zelf voor anticonceptie te betalen of een aanvullende zorgverzekering af te sluiten. Er zijn verschillende soorten anticonceptiva voor vrouwen, zoals: de pil, het spiraaltje, het pessarium en de vaginale ring. Kijk op de website van de zorgverzekeraar of er aanvullende voorwaarden zijn voor vergoeding van anticonceptie.

Via de procedure medisch noodzakelijke zorg kan een dokter een anticonceptiemiddel zoals de pil of een spiraal voorschrijven voor vrouwen zonder wettelijke verblijfsstatus.

De pil

Zwangerschap en bevalling

Elke zwangere vrouw heeft voor, tijdens en na de bevalling recht op professionele zorg. Sommige van deze diensten zijn gratis.

Vrouwen zonder wettelijke verblijfsstatus kunnen deze zorg krijgen via de procedure voor medisch noodzakelijke zorg. 

Zwanger zijn betekent niet dat iemand automatisch recht heeft op een wettelijke verblijfsstatus. Wel heeft de vrouw vanaf 6 weken voor de bevalling tot 6 weken na de bevalling recht op 'uitstel van vertrek'. Nadat het uitstel van vertrek is verleend, bestaat ook aanspraak op opvang door het Centrum Opvang Asielzoekers. Daarbij kan ook gebruik gemaakt worden van de (verloskundige) zorg en ziektekostenregeling.

Een verloskundige neemt een echografie van een zwangere vrouw

De baby krijgt altijd de verblijfsstatus van de ouder met de meest gunstige status. Als de vader een Nederlander is, dan zal de baby de Nederlandse nationaliteit krijgen, op voorwaarde dat de vader het kind erkent.

Een moeder die bevalt van een Nderlands kind komt niet automatisch in aanmerking voor een wettelijke verblijfsstatus. Zij kan een aanvraag voor regularisatie van haar status indienen via de procedure voor gezinshereniging. Als de vader het kind erkent, kan hij via dezelfde procedure een aanvraag indienen voor de regularisatie van zijn verblijfsstatus.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
La macaamilka ilma iska soo rida - Siriz
Macluumaadka iyo taagerada la macaamilka cawaaqibka nafsaaniga ah ee ilma iska soo ridka. Shaqada Siriz waxay ku salaysantahay rumaysnida in bilowga nolosha aan dhalan ay leedahay xaqa inay u horumarto in dheer si ay u dhalato.
Dhalin yar oo uur leh
Haddii aad uur leedahay ama aad dhashay ilmo, oo aad ka yartahay 23, waxaad halkan u tegi kartaa caawimo.
Fiom
Taageerada iyo talada uurka aan lagu talo gelin ama la doonayn: macluumaadka onlaynka ah, booqo websaydka ama wac Fiom.
088 126 49 00
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh