Xubnaha galmada ee haweenayda oo leh unugu ukunt ala bacrimiyay gudaha ilma galeenka.

Xubin ku beerida

Marka unug ukunkala bacrimiyay ay ku dhegto xuubka dheecaanka ee ilma galeenka. Xubin ku beerida waxay dhacdaa dhowr maalmood ka dib marka ukunka la bacrimiyo.

Innesteling

Wanneer een bevruchte eicel zich vastzet in het slijmvlies van de baarmoeder. De innesteling gebeurt enkele dagen na de bevruchting van de eicel.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh