Doorashada

Go'aan ka gaadhida ka uu yahay ka uguw anaagsan dhowrka ikhtiyaar. Tusaale ahaan: dadka waxay leeyihiin ikhtiyaarka inay carruur dhallaan, ama inaanay dhalin, ama waxay dooran karaan halka qaab ee ka hortagga uurka iyagoo ka doorbidaya midka kale.

Keuze

Uit verschillende mogelijkheden bepalen wat het beste is. Bijvoorbeeld: mensen kunnen kiezen of ze kinderen willen of niet, of ze kunnen kiezen welk anticonceptiemiddel ze het liefst gebruiken.

Standard term: Keuze
Neutral term: Keus, keuzemogelijkheid, optie

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh