Jacaylka

Dareenka xoogan ee isku xidhka, tixgelinta, kal gacalka iyo u heelanida qof kale. Dadku waxay leeyihiin dareen badan oo la xidhiidha jacaylka xidhiidhooda ku jira. Tusaale ahaam waxay ku faraxsanyihiin inay is arkaan, waxay ka dareemaan wanaag qofka kale la joogiisa, way is fahmaan, midba midka kale ayuu ka helaa. Jacaylku wax auu ka dhex jiree lamaanayaasha, saaxiibada, waalidka iyo carruurta, iyo walaalaha iyo hablaha walaalaha ah.

Liefde

Sterk gevoel van verbondenheid, respect, intimiteit en betrokkenheid voor een andere persoon. Mensen hebben veel gevoelens bij liefde in een relatie. Bijvoorbeeld: ze zijn blij om elkaar te zien, ze voelen zich goed bij de ander, ze begrijpen elkaar, ze vinden elkaar aantrekkelijk. Liefde bestaat tussen partners, vrienden, ouders en kinderen, en broers en zussen.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh