Guntinta limifka

Xubin yar oo ku taala jidhka Guntinta limifka waxay soo saartaa unugyada cadcad ee dhiiga iyo jidh ku lidayaasha. Caabuqa waxa uu sababi karaa guntinta limifka inay bararto. Guntinta limifka waxaa si fudud looga dareemi karaa badanka qoorka iyo kilin kilooyinka.

Lymfeklier

Klein orgaan in het lichaam. De lymfeklieren maken witte bloedcellen en antistoffen aan. Door een infectie kunnen lymfeklieren opzwellen. Lymfeklieren zijn het best te voelen in de hals en de oksels.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh