Xubnaha taranka haweenka muuqda oo leh tilmaanta futada.

Futada

Daloolka u dhexeeya badhyaha halka saxaradu uga baxdo jidhka.

Anus

Opening tussen de billen waarlangs de ontlasting het lichaam verlaat.

Standard term: Anus
Childish term: Poepgaatje

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh