Tuwaalka nadaafada

Tuwaalka nadaafada

Goos cudbi oo yar ayay haweenku ku xidhaan nigiskooda muddada dhiigooda caadada. Tuwaalka nadaafada waxa uu nuugaa dhiiga. Waxay leedahay gobol ku dhagayada xaga hoose si ay meesha ugu dheganaato.

Maandverband

Doekje dat vrouwen in de onderbroek leggen tijdens de menstruatie. Het maandverband absorbeert het bloed van de menstruatie. Onderaan het maandverband zit een plakstrook. Die houdt het verband op zijn plaats.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh