Nin siigaysanaya

Siigaysiga

Kicida addoo kicinaya jidhkaaga (caadi ahaan xubanaha taranka). Siigaysigu waxa uu keeni karaa dareenka aadka u kaca.

Masturbatie

Zichzelf opwinden door het eigen lichaam (meestal de geslachtsdelen) te stimuleren. Masturberen kan leiden tot een orgasme.

Standard term: Masturbatie
Neutral term: Zelfbevrediging

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh