Dhiscaynta ilmaha

Haweenaydu waxay dhicisaa ilmaha marka ay ummusho oo uu rjiifku aanu si wanaagsan u korin si uu ugu noolaado dibadailma galeenka. Uur jiifku wuu dhintaa. Inta badan ciddi ma taqaano sababta uur jiifku u dhintay. Dhicisaytnta, uur jiifku waa uu kobc yar yahay ilmaha aan dhammayska ahayn.

Miskraam

Een vrouw heeft een miskraam als ze bevalt en de foetus nog niet genoeg ontwikkeld is om buiten de baarmoeder te leven. De foetus overlijdt. Vaak weet niemand waarom de foetus gestorven is. Bij een miskraam is de foetus minder goed ontwikkeld dan bij een doodgeboorte.

Standard term: Miskraam
Neutral term: Misgeboorte

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh