Mandheerta
Xubin taas oo ka dhinac baxda uur jiifka gudaha ilma galeenka marka haweenaydu ay uu rleedahay. Nafaqeeyayaasha waxaalaga soo qaadaa hooyada ilaa uur jiifka iyaddoo maraysa mandheerta, oo qashinka uurjiifku soo saaro waxa alagu celiyaa hooyada. Mandheerta iyo uurjiifka waxay isugu xidhan yihiin xudunta. Mandheerta waxay ka baxdaa jidhka hooyada 10 ilaa 30 daqiiqadood ka dib ummulida.