Kiniinka ka hortagga galmada gurmadka ah
Kiniinka ay haweenaydu qaadato ka dib galmada marka aanay isticmaalin ka hortagga uurka oo aanay doonayn inay uuraysato. Sidoo kale loogu yeedho kiniinka "subaxda". Kiniinku wax auu yareeyaa khatarta in la uursaysto 100% la isku halayn karo Haweenaydu waxay u baahan tahay inay qaadato kiniinka degdega ah ee ka hortagga uurka sida ugu dhakhsaha badan ka dib galmada, ugu badnaan 3 maalmood ka dib. Kiniinka degdega ah ee ka hortagga uurka maaha qaabka ka hortagga uurka.