Galma aan is ilaalin lahayn

Xidhiidhka galmada halka lamaanayaasha aanay isticmaalin kondhom ama kuwa kale oo ah ka hortagga uurka. Galmada la'aanta ka hortagga uurka waxay keeni kartaa uurka aan lagu talo gelin. Galmada aan lahayn kondhomku waxay sidoo kale keeni kartaa STIyada

Onbeschermde seks

Seksueel contact waarbij de partners geen condoom of andere anticonceptie gebruiken. Geslachtsgemeenschap zonder anticonceptie kan leiden tot een ongeplande zwangerschap. Seks zonder condoom kan ook leiden tot soa's.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh