Joojinta galmada

Inaadan samayn galmo. Wakhtiyada qaarkood lamaanahu waxay ku celceliyaan joojinta galmada wakhtiga soo saarida ugxanta sidii qaabka ka hortagga uurka ah. Haweenaydu waxay tahay mid rimaysa muddada ugu dhowaan 6 maalmoodwareegiiba. Galma joojintu waa qaab dabiici ah oo ka hortagga uurka ah, laakiin way adag tahay in si sax ah loo adeegsado.

Onthouding

Geen geslachtsgemeenschap hebben. Soms kiezen partners voor onthouding in de periode rond de eisprong, om zwangerschap te voorkomen. Een vrouw is ongeveer 6 dagen per cyclus vruchtbaar. Onthouding is een natuurlijke anticonceptiemethode, maar is moelijk om correct toe te passen.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh