Kicinta galmada

Dareen farxadleh oo abuura rabitaanka galmada. Kicintu waxay sii korodhaa muddada galmada. Marka nin ama haweenay uu dareenkoodu aad u kaco isaga ama iyaddi waxay haysan kartaa kicista dareenka.

Opwinding

Aangenaam gevoel dat seksueel verlangen geeft. De opwinding stijgt tijdens de seks. Bij veel opwinding kunnen mannen en vrouwen een orgasme krijgen.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh