Hamada

Dhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu way isku soo ururaan. Ninkana, hamada caadi ahaan waxaa la socda biyo baxa. Hamada ka dib, jidhku wuu debcaa.

Orgasme

Toppunt van seksuele opwinding. Het is een heel intens en aangenaam gevoel. Alle spieren trekken samen. Bij de man volgt na het orgasme meestal een zaadlozing. Na het orgasme ontspant het lichaam.

Standard term: Orgasme
Neutral term: Klaarkomen

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh