Shayga kala qaybiska
Daboolka silikoonka ah, ugu badnaan 8,5 sm balladh ah, taas oo ay haweenaydu geliso siilkeeda ka hor inta aanay samayn galmo. Waxay ka hor istaagtaa haweenaydu inay uuraysato (waa qaab ka hortagga uurka ah). Shayga kala qaybsiky waxa uu daboolaa labaabka ilma galeenka (dhuunta makaanka) oo wax auu ka hor istaagaa ninka shahwadiisu inay gasho ilma galeenka./ Si loo horumariyo ilaalinta, jeli ayaa la mariyaa gudaha shayga kala qaybsiga si ay u disho unugyada shahwada.