Sawirka qaawan

Sawirada iyo fiidyowyada dadka samaynaya galamda ama samaynaya falal galmo. Sawirka qaawan waxa uu kiciyaa dareenka dadka galmo ahaan.

Pornografie

Foto's en video's van mensen die geslachtsgemeenschap of ander seksueel contact hebben. Pornografie wordt gemaakt om mensen seksueel op te winden.

Standard term: Pornografie
Neutral term: Porno

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh