Xubnaha taranka ninka muuqda oo leh tilmaanta qanjidhka borostaytka.

Qanjidhka borostaydka

Xubinta ku hareeraysan ninkadhuuntiisa kaadida qaada. Marka uu ninku leeyahay hamad, qanjidhka borostaydku waa isku soo ururaa oo waxa uu soo saaraa shahwada. Nidaamka waxaa loogu yeedhaa biyo baxa.

Prostaat

Orgaan rond de urinebuis van de man. Bij een orgasme trekt de prostaat samen en duwt het sperma naar buiten. Dit proces heet zaadlozing.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh