Shaqaalaha galmada iyo macmiilka ayaa ku wada hadlaya albaabka guriga dhilada.

Dhilaysi

Siinta galmo iyaddoo lagu beddelanayo lacag ama faa'iidooyin kale. Haweenka, raga iyo carruurtu waxay dhilaysan karaan lafahoodu. Badanka wadama Yurub, dhilaysiga ma mamnuuco sharcigu ilaa iyo inta labbada qof ay ka wayn yihiin 18 sano jir.

Prostitutie

Seks aanbieden in ruil voor geld of andere voordelen. Vrouwen, mannen en kinderen kunnen aan prostitutie doen. In de meeste Europese landen is prostitutie niet strafbaar als beide personen ouder zijn dan 18 jaar.

Standard term: Prostitutie
Neutral term: Sekswerk

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh