Injirta

Dulinka (xawayaan aad u yar) oo ku jiratimaha shicrada. Injirta shircradu waxya nuugtaa dhiiga. Waxay sababaan cuncun badan oo aad ayay caabuq u leeyihiin. Injirta shicrada waa caabuqa galmada ku faafa(STI), laakiin waxaa sidoo kale la isugu gudbiyaa taabashada maqaar-ilaa-maqaar.

Schaamluizen

Parasieten (beestjes) in het schaamhaar. Schaamluizen zuigen bloed. Ze geven veel jeuk en zijn zeer besmettelijk. Schaamluizen zijn een seksueel overdraagbare aandoening (soa), maar kunnen ook worden doorgegeven door huid-op-huidcontact.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh