Nin iyo haweenay jooga xafiiska nootaayada si heshiiska furiinka loo sameeyo.

Furiinka

Dhammaadka sharciga ah ee guurka. Furiinka ka dib, waxaad guursan kartaa qof kale.

Scheiding

Wettelijke stopzetting van een huwelijk. Na een scheiding kunt u met iemand anders trouwen.

Standard term: Scheiding
Neutral term: Echtscheiding

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh