Caabuqa fangaska

Caabuqa uu sababo fangasku. Astaamaha ugu wayn ee caabuqa fangaska eexubnaha taranka waxay kordhiyaan dheecaanka iyo cuncunka. Caabuqa fangaska waxaa lagu dawayn karaa kiriim ama kiniin. Caabuqa fangaska waa la gudbin karaa muddada galmada (waaSTI). Sababaha kale waxay noqon karaan: isticmaalka anti biyootiga aan beddelayn xafaayada qofka wayn wakhtiga buuxa ama ku dhiqida xubnaha taranka sidoo kale saabuun.

Schimmelinfectie

Infectie veroorzaakt door een schimmel. De belangrijkste symptomen van schimmel op de geslachtsdelen zijn toegenomen afscheiding en jeuk. Een schimmelinfectie kan genezen met een crème of pillen. Een schimmel kan via seks worden overgedragen (soa). Ook andere oorzaken zijn mogelijk: het gebruik van antibiotica, een tampon niet tijdig vervangen of de geslachtsdelen te vaak wassen met zeep.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh