Isnadaamis

Caabuqa maqaarka waxaa sababa xawayaan yar (dulin). Isnadaamiska waxa uu sababaa cuncun badan, muhiim ahaan caloosha, xubinaha taranka, baabacooyinka gacmaha iyo maqaarka u dhexeeya faraha. Kiriim, kiniin, ama kiniino la qaato ayaa dawayn karo isnidaamiska.
Isnidaamiska waxaa lagu gudbin karaa dhexda galmada (STI) waanu faafaa. Isnadaamiska sidoo kale waxaa lagu gudbiyaa taabashada maqaar ilaa maqaar.

Schurft

Infectie aan de huid veroorzaakt door kleine beestjes (mijten). Schurft geeft veel jeuk, vooral op de buik, geslachtsdelen, de handpalmen en de huid tussen de vingers.  Een crème, tabletten of een pillenkuur kunnen schurft genezen. Schurft kan via seks worden overgedragen (soa) en is besmettelijk. Schurft kan ook worden overgedragen door huid-op-huidcontact.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh