Dhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in la isku galmoodo. Waxaa sidoo kale ka mid ah dhunkashada, salaaxida iyogalmada afka, dhexda kuwa kale. Sidoo kale waxaad la samayn kartaa galmo naftaada (tan waxaa loogu yeedhaa siigaysi).
Alle handelingen die u seksueel kunnen opwinden. Seks is meer dan geslachtsgemeenschap. Seks is bijvoorbeeld ook kussen, strelen en orale seks. U kunt ook seks hebben met uzelf. Dat heet masturbatie.
La xidhiidh