Dhaqanka galmada ee xun

Dhaqanka galmada aan caafimaadka lahayn. Dhaqanka galmada caafimaadka leh waxay u hogaansantaa shuruudaha soo socda: labbada lamaane way oggolaadaan oo lama khasbin (xoogin) way siman yihiin, galmadu way ku habboontahay duruufaha (tusaale, waxay ka dhacdaa meel habboon) iyo da'da lamaanaha, oo waxay siisaa labbada lamaane dareen fiican. Xaalada dhaqanka galmo ee xad gudubka ah, hal ka mid ah shuruudahan lama buuxin.

Seksueel grensoverschrijdend gedrag

Seksueel gedrag dat niet gezond is. Gezond seksueel gedrag voldoet aan deze voorwaarden: beide partners geven toestemming en worden niet gedwongen, ze zijn gelijkwaardig, de seks past bij de omstandigheden (bijvoorbeeld: de seks gebeurt op een geschikte plaats) en bij de leeftijd van de partners, en geeft beiden een goed gevoel. Bij seksueel grensoverschrijdend gedrag zijn een van deze voorwaarden niet vervuld.

Standard term: Seksueel grensoverschrijdend gedrag
Neutral term: Seksueel misbruik

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh