Dhibaatooyinka galmada

Dhibaatooyinka noloshaada galmada, sida sii wadis la'aanta kacsiga, aan lahayn rabitaanka galmada, xanuun ka soo gaadho muddada galmada. Dhibaatooyinka galmada waxay noqon karaan kuwa caafimaad, maskaxeex ama xidhiidheed dhanka sifada. Wakhtiyada qaarkood waxaa jira wax ka badan hal sababood.

Seksuele problemen

Problemen in uw seksleven, bijvoorbeeld: erectiestoornissen, geen seksueel verlangen hebben, pijn bij seks hebben. Seksuele problemen kunnen medisch, psychisch of relationeel zijn. Soms heeft het probleem meerdere oorzaken.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh