Nudda dheecaanka
Lakab aad u khafiifa (xubin) taas oo ay ku jirto dheecaan qaro leh (dheecaan). Waxay dabooshaa dhexda kuwa kale, gudaha afka, dhalfada, siilka, futada iyo ilma gareenka. Qaar ah fayrasyada iyo bakteeriytada si fudud waxay u geli karaan dhexda nudda dheecaanka oo waxay sababi karaan STI.