Saxaro

Qashinka adag kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda futada marka ay musqusha aadaan.

Ontlasting

Vast afvalmateriaal dat uit de anus komt als mensen naar het toilet gaan. 

Standard term: Ontlasting
Neutral term: Poepen
Childish term: Kaka

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh