Sharcigu mamnucay

Haddii falka uu mamnuucay sharcigu, sharcigu waxa uu leeyahay inaadan samayn. Waa fal dambiyeed. Haddii aad gasho fal kaas oo uu sharcigu mamnuucay, waa lagu ciqaabi karaa.

Strafbaar

Verboden volgens de wet. Als iets strafbaar is, mag u het volgens de wet niet doen. Het is dan een misdrijf. Iemand die iets strafbaars doet, kan een straf krijgen.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh