Cudurka waraabowga

Caabuqa ay sababtay bakteeriya. Waraabowga waa cudurka galmada lagu kala qaado (STI). Marka koowaad, boog ayaa ka soo baxda xubinta taranka, ama afka ama futada, ama inta u dhaxaysa badhyaha. Waxaa raaca finan ku yaala gudaga gacmaha, cagaha iyo dhabarka. Dhakhtarka waxa uu ku dawayn karaa waraabowga mudditaanada ah antibiyootiga.

Syfilis

Infectie veroorzaakt door een bacterie. Syfilis is een seksueel overdraagbare aandoening (soa). Eerst verschijnt een zweer op de geslachtsdelen, of in de mond of anus, of tussen de billen. Daarna volgt uitslag op de binnenkant van de handen, voeten en rug. De dokter kan syfilis genezen met enkele injecties of antibiotica.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh