Xubinta taranka ninka ee gudaha oo leh tilmaanta xiniinyaha

Xiniinyaha

Ninku waxa uu leeyahay 2 xiniinyood. Xiniinyahu waxay soo saaraan shahwada. Waxay ku yaalaan gudaha kiishka xiniinyaha, kaas oo ka laalaada hoosta guska.

Teelbal

Een man heeft 2 teelballen. De teelballen maken nieuwe zaadcellen aan. Ze zitten in de balzak, die onder de penis hangt.

Standard term: Teelbal
Neutral term: Zaadbal
Vulgar term: Kloot

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh