Nin ka soo saaraya guska siilka ka hor biyo baxa

Ka saarida

In laga soo saaro guska siilka ka hor biyo baxa. Tani waa dabiici laakiin qaab aan ka isku halayn karin oo lagaga hortaggayo uurka(ka hortagga uurka). Raga inta badan kama saaraan wakhti buure ah oo shahwadu waxay ka dareeri kartaa guska ka hor biyo baxa.

Terugtrekken

De penis juist voor de zaadlozing uit de vagina halen. Dit is een natuurlijke, maar onveilige manier om een zwangerschap te voorkomen (anticonceptie). Mannen trekken niet altijd op tijd terug. Zaadcellen kunnen uit de penis druppelen voor de zaadlozing.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh