Caabuqa galmada ee dulinka:
Cudurka galmada la isugu gudbiyo (STI) oo ay sababtay dulin (xawayaan aad u yar). Caabuqa galmada ee dulinka int abadan waxa uu sababaa xanuun marka aad kaadido. Kondhomka waxa uu ka ilaaliyaa caabuqa galmada ee dulinka Caabuqa galmada ee dulinka waxaa lagu dawayn karaaantibiyootiga.