Baadhida kansarka afka ilma galeenka

Dheecaan muunad ah oo laga qaado afka ilma galeenka. Dhakhtarka waxa uu qaadaa dhaabidaad oo wadata burush yar. Dhakhtarku waxa uu u diraa baadhitaanka shaybaadhka si in dheeraad ah loo baadho. Baadhitaanka waxa loo istcimaalaa in lagu baadho cudurada sida kansarka ilma galeenka ama cudurka galmada lagu kala qaado(STIyada).

Uitstrijkje

Staaltje vocht van de baarmoederhals. De dokter neemt het uitstrijkje met een klein borsteltje. De dokter stuurt het uitstrijkje naar een laboratorium voor onderzoek. Dit uitstrijkje dient om ziekten, zoals baarmoederhalskanker of seksueel overdraagbare aandoeningen (soa's) te vinden.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh