Xubnaha taranka ninka gudaha ah oo leh tilmaanta xididka kaadida.

Kanaalka kaadidu marto

Tuumbada ku jirta jidhka. Tuumbadu waxay ka qaadaa kaadida kaadi haysta ilaa xididka kaadida. Kaadida waxay uga baxdaa dhexda jidhka marinka kaadida.

Urinebuis

Buis in het lichaam. De buis brengt de urine van de blaas naar het plasgaatje. Via het plasgaatje verlaat de urine het lichaam.

Standard term: Urinebuis
Neutral term: Plasbuis
Vulgar term: Pisbuis

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh