Qaybta gudaha xubinta taranka ee haweenayda. Siilka waxa uu ku xidhaa makaanka xaga dibada ee jidhka. Muddada galmada, gusku waxa u galaa siilka Carruurtu waxay ka dhalataa siilka
Deel van de inwendige geslachtsdelen van de vrouw. De vagina verbindt de baarmoeder met de buitenkant van het lichaam. Bij geslachtsgemeenschap gaat de penis in de vagina. Baby's worden via de vagina geboren.
La xidhiidh