Shayga wareegsan ee siilka la geliyo

Shayga wareegsan ee siilka la geliyo

Qaabka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Caaga wareegsan ee siilka waa mid saafi ah, wareeg debcsan oo ka kooban hormoonada. Haweenay waxay gelin kartaa caaga wareegsan siilkeeda oo waxay isaga saartaa sida cusbiga dhiiga. Caaga wareegsan waxa uu ka ilaaliyaa uurka ilaa 4 todobaad.

Vaginale ring

Middel om zwangerschap te voorkomen (anticonceptie). Een vaginale ring is een doorzichtige, buigzame ring van plastic die hormonen bevat. Een vrouw kan de ring zelf in de vagina steken en verwijderen, zoals een tampon. De ring beschermt haar tegen zwangerschap gedurende 4 weken.

Standard term: Vaginale ring
Neutral term: Anticonceptiering

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh