Shaacinta

Qof qab HIV oo u sheegaya qof kale in isaga/ iyaddu ay qabto HIV. Qofna laguma khasbo inuu macluumaadkan qof kale la wadaago. Dhakhtarka looma oggola inuu cid u sheego in qof kale uu qabo HIV.

Vertellen over hiv

Iemand met hiv vertelt aan een andere persoon dat hij of zij hiv heeft. Niemand is verplicht dit aan iemand anders te vertellen. Een dokter mag aan niemand vertellen dat iemand hiv heeft.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh