Fayras

Qayb aad u yar oo weerari karta jidhka. Waxay si fudud ugu laban laabantaa gudaha jidhka. Fayraska waxa uu sababi karaa caabuqa iyo cudarada.

Virus

Heel klein deeltje dat het lichaam kan binnendringen. Het vermenigvuldigt zich snel via de cellen in het lichaam. Een virus kan infecties en ziekten veroorzaken.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh