Nin leefaya naaska haweenayda

Salaaxida

Lamaanayaasha is dareen kicinaya ama si kicinaya midka ka kale galmadiisa, tusaale ahaan salaaxaya, dhunkayan, isku dhegan, is duugaya ama is leefaya. Salaaxida caadi ahaan waxa uu keenaa galmo ama nooc kale oogalmo, laakiin Salaaxidu way kala duwan tahay lamaana kasta.

Voorspel

Wanneer partners elkaar seksueel stimuleren of elkaar opwinden. Dit kan bijvoorbeeld door te strelen, kussen, knuffelen, masseren of likken. Het voorspel leidt meestal tot geslachtsgemeenschap of een andere vorm van seks, maar niet altijd. Het voorspel is bij alle koppels anders.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh