Kondhomka dhediga

Kondhomka dhediga

Kodhom wayn taas oo ay haweenay geliso siilkeeda. Kodhomku waxa uu ururshaa shahwada ninka. Waxay ka hor istaagtaa haweenaydu inay uuraysato (waa qaab ka hortagga uurka ah). Sidoo kale waxya ka ilaalisaa HIV iyo caabuqyada kala ee galmada lagu kala qaado (STIyada). Kondhom cusub oo dhediga ah waa in la isticmaalaa wakhti kasta oo galmo la sameeyo.

Vrouwencondoom

Groot condoom dat een vrouw in haar vagina brengt. Het condoom vangt het sperma van de man op. Het voorkomt dat een vrouw zwanger wordt (anticonceptie). Het beschermt haar ook tegen hiv en andere seksueel overdraagbare aandoeningen (soa's). U mag een vrouwencondoom maar 1 keer gebruiken.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh