Rimi kara

Haddii aad wax rimin karo, waxaad awoodaa inaad carurur dhasho (haddii aad haweenay tahay) ama aad samayso ilmo (haddii aad nin tahay). Haweenayda 6 maalmood ayay rimi kartaa muddada dhiigeeda caadada wareega, ilaa wakhtiga ugxan sii daynta. Haddii ay samayso galmomuddada wakhtigan, waxa dhici karta inay uuraysato.

Vruchtbaar

Kinderen kunnen krijgen (vrouwen) of kinderen kunnen maken (mannen). Een vrouw heeft ongeveer 6 vruchtbare dagen tijdens haar cyclus, rond de tijd van de eisprong. Als ze dan geslachtsgemeenschap heeft, kan ze zwanger worden.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh