Uur jiifka ku jira ilma galeenka oo uu ku xeeran yahay dheecaanka ku xiiran uur jiifka

Dheecaanka ku xiiran uur jiifka

Dheecaanka ku xeeran uur jiifka ku jirailma galeenka. Dheecaanka ku xiiran uur jiifka waxa uu ilaaliyaa uur jiifka. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarku waxa uu qaadan karaan qadar yar oo dheecaanka ku xeeran uur jiifka ah si uu u arko in ur jiifku caafimaad qabo.

Vruchtwater

Vocht rond de foetus in de baarmoeder. Het vruchtwater beschermt de foetus. Als het nodig is, kan de dokter een beetje vruchtwater nemen om te zien of de foetus gezond is.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh