Muuqaalka guud ee afka siilka

Afka siilka

Qaybta dibada ee xubinta taranka dhediga. faruurta, kintirka, kaadi mareenka iyo daloolka siilka dhamaan waa qayb ka mid aha afka siilka.

Vulva

Geheel van de zichtbare (uitwendige) vrouwelijke geslachtsdelen. De schaamlippen, clitoris, plasgaatje en de opening van de vagina vormen samen de vulva.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh