Daryeelka ka hor dhalmada

Daryeelka caafimaadka haweenaydu hesho muddada uurka. Dhakhtarka haweenka, dhakhtar ama ummuliso waxay eegtaa haddii oo hooyada iyo uurjiifta ay caafimaad qabaan. Dhowr baadhitaan aya adhaca muddada 9 bilood ee uurka.

Zorg voor de geboorte

Medische zorg die een vrouw krijgt tijdens de zwangerschap. Een gynaecoloog, dokter of vroedvrouw controleert of de moeder en de foetus gezond zijn. Er zijn verschillende controles tijdens de 9 maanden van de zwangerschap.

Standard term: Zorg voor de geboorte
Neutral term: Prenatale zorg

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh